Fahanka qarashka daryeelka kansarka – Xuquuqda iyo sharciyaka shaqaalaha

Navigating the Cost of Cancer Care – Employment Rights and Policies – Somali

Muuqaalkaan wuxuu bixiyaa macluumaad ku saabsan sharciyada, siyaasadaha, iyo dheefaha ilaalin kara shaqadaada iyo dakhligaaga iyo tan daryeel bixiyahaaga inta aad ku guda jirto safarka daryeelka kansarka.

Cutubyada:
0:00 Hordhac
0:23 Sheekooyinka bukaanka iyo daryeelaha
1:27 Waa maxay culayska dhaqaale?
1:49 Sheekada bukaanka
2:47 Shuruucda, siyaasadaha, iyo dheefaha ku ilaalinaya adiga
3:07 Xeerka Fasaxa Caafimaadka Qoyska
3:42 Xeerka Dadka Maraykanka ee Qaba Naafonimada
4:14 Dakhliga naafonimada
5:01 Xeerka Isku-darka Miisaaniyadda iyo Dib-u-Caymiska Caafimaadka
5:50 Diiwaangelinta Furan
6:09 Illo
6:25 Qormada Waxbarashada Kansarka ee Mayo Clinic Connect
6:45 Soo koobida iyo soo gunaanudka

Mayo Clinic Stephen and Barbara Slaggie Family Cancer Education Center, waxaanu aaminsannahay in baahida bukaanku tahay mudnaanta koowaad. Habkeenna daryeel ee dhameystiran wuxuu xooga saaraa sidii looga saari lahaa caqabadaha aan caafimaadka tooska u ahayn ee daryeelka iyo bixinta wacyigelin iyo taageero dhameystiran. Muuqaladeena waxay ka hadlaan dhinacyo kala duwan oo daryeelka kansarka ah, oo ay ku jirto ka hortagga, khataraha, baaritaanka, ogaanshaha, daaweynta, ka badbaadista, iyo daryeelka dhamaadka nolosha. Nagu soo biir innaga oo aan gudaha u galeyno mowduucyadan muhiimka ah, innagoo bixinayna hagitaan iyo dhiirigelin. Haddaba, ha noqoto bukaan, daryeelah, ama qof jecel bukaanka, fiidiyowyadaydu waxay u diyaarsan yihiin inay ku wargeliyaan oo ku taageeraan inta aad safarka kansarka ku jirto.

Raac Qormadeena Waxbarashada Kansarka ee Mayo Clinic Connect: https://connect.mayoclinic.org/page/cancer-education-center/